Hotspot

Mihnadaha HotSpot waxay dhalinyarada udhexaysa 15 – 17 ka kaalmaynaysaa, sidii ay shaqo waqtiga firaaqadaa uheli lahaayeen. Waxaan kaa kaalmaynaynaa sidii aad araaji ku qoran lahayd iyo aad ku raadsan lahayd shaqo waqtiga firaaqadaa. Qofkasta oo kali ahaantiisa loola sheekaysto, kalana hadalno aqoonta uu ka helaayo shaqada waqtiga firaaqadaa iyo sidii uu aqoontaas ugu sii isticmaali lahaa tacliinta aad mustaqbalka rabto inaad sii barato.

Ma rabtaa inlagaa kaalmeeyo sidii aad ku heli lahayd shaqo waqtigaaga firaaqadaa, waxaad Ditte B. Kristensen kala soo xiriiri kartaa emailka dik@aarhus.dk ama mobilka/sms 41 85 62 17

 

HotSpot Erhverv hjælper unge mellem 15-17 år med at finde fritidsjob. Vi hjælper med at skrive en ansøgning og søge fritidsjobstillinger. Igennem individuelle samtaler snakker vi om, hvilke kompetencer fritidsjobbet giver, og hvordan de kan bruges i det videre uddannelsesforløb.

Vil du gerne have hjælp til at finde et fritidsjob, kan du kontakte Ditte B. Kristensen på dik@aarhus.dk eller mobil/sms 41 85 62 17.