Foreningsliv

Waxaa jira howlo iyo adeegyo badan oo loogu tala galay dhalinyarada Aarhus.

Isboorti iyo jimicsi
Muusik, filim iyo aarts.

Mentooga ururku wuxuu kaa kaalmayn karaa sidii aad howlahaaga waqtiga firaaqada uga bilaabi lahayd kuluubka ama ururkaleba.

 

Der er en lang række tilbud om aktiviteter for unge i Aarhus.
Sport og motion
Musik, film og kunst

Foreningsmentor kan hjælpe dig i gang med en fritidsaktivitet i en klub eller en forening.