Ungdomsklubberne

Ka bilaabato markaad fasalka 7aad ilaa aad ka gaarto 18, waxaad xubin ka ahaan kartaa UngiAarhus ’kuluub dhalinyaro’. Waxaa kaloo kuu suurtagala inaad ka qayb qaadato wax isbarista iyo howl-maalmeedka ka socda iskoolada dhalinyarada. Faalo dheeraada waxaad ka sii dheehan kartaa bogga ungiaarhus.dk

 

Fra du begynder i 7. klasse og til du er 18 år kan du blive medlem i en af UngiAarhus’ Ungdomsklubber. Du har også mulighed for at deltage i undervisning og aktiviteter gennem ungdomsskolen.