Dokk1

Maalin kasta oo qamiisa kl. 15 – 17

Wax uqabasho adeeg, looguna talo galay qaxootiga ku xiran degmada Aarhus – qaybta isdhexgalka.

Waxaa diyaar laguula yahay talo iyo dariiq tusin khuseeya qaybahaan soo socda:

Kaalmo deegaan.
Warqadaha oo laguu aqriyo
Adrees bedelashada + arjiyada kala duwan (marka laga reebo qoys isu keenidda)
Inlaguu sameeyo koonto-miisaaniyadeed.
Ilamahaaga oo xanaano laga qoro.

Waxaa jooga sooshaal ka socda qaybta dhaqaalaha, qoyska iyo isdhexgalka, iyo shaqo & isdhexgalka.

 

Hver torsdag mellem kl.15-17

Et tilbud til flygtninge tilknyttet Aarhus Kommune – integrationsafdelingen.
Der tilbydes råd og vejledning inden for følgende områder:

Hjælp til bolig
Gennemlæsning af breve
Adresseændring + diverse ansøgninger (IKKE VEDRØRENDE FAMILIESAMMENFØRING)
Oprettelse af budgetkonti
Henvisning af børn til daginstitutioner

Der vil være sagsbehandlere tilstede fra Ydelsesafdelingen, Familie og Integration, og Job & Integration.