Folkeinformation

Xafiiska Folkeinformation waxaad ka heli kartaa talosiin ku aadan sidii aad ula macaamili laheed xafiisyada dowlada si qarsoodi ah.

Adiga ayaa shaqsiyan cagahaaga ugu tegaaya xafiiska Folkeinformation, kalana kulmi doonto luuqado kala duwan oo midaad rabto aad ka doorato. Luuqadaha aan haynaahi waa danish, afcarabi, afsomali iyo turkish.

 

Hos Folkeinformation kan du få gratis, anonym vejledning i mødet med det offentlige.
Du kan møde op personligt hos Folkeinformation og få hjælp på flere forskellige sprog. Vi dækker både dansk, arabisk, somalisk og tyrkisk.