Retshjælp

Asliyanba waxaanu ku siinaynaa talosiin sharciyeed, ayadoon la fiirinaynin jinsiyadda aad kasoo jeedo iyo xaaladaada dhaqaale. Kaliya waxaa lagaa rabaa inaad noo timaado. Waxaase lagaa rabaa inaad turjubaankaaga hore usoo wadato, hadaadan ku hadli karin afdaanish ama ingilish.

Xafiiskaan Retshjælpen wuxuu talo sharciyeed kaa siinaayaa wixii ku saabsan:

Arimaha xiriirkaaga bulsho iyo dacwooyinka aad ka qabto go’aanada ay xafiisyada dowladu kaa gaaraan.

Sharcigaaga deganaansho haday noqon lahayd wuxuu ka qabo sharciga Udlændingsloven, EU-retten iyo haday noqon lahayd wada-shaqaynta wadamada iyo EU ka dhexeeya (Associeringsaftalen), kiisaska qaadashada dhalashada lagu dalbado (Statsborgerskabssager).

 

Vi yder grundlæggende juridisk rådgivning til borgere, uanset nationalitet og økonomiske forhold. Du skal møde op personligt. Endvidere vil du skulle medbringe tolk, hvis du ikke taler dansk eller engelsk.

Retshjælpen giver bl.a. rådgivning om:
Socialsager og klager over offentlige myndigheders afgørelser
Opholdssager både i henhold til udlændingeloven, EU-retten og associeringsaftalen,
statsborgerskabssager.