Unge hjemløse

Mashruuca ka shaqeeya arimaha dhallinyarada gurilaawayaasha ah waxay ka dhabaynaayaan, in dhallinyarada nugul la siiyo fursad ay ku yeeshaan guri ay ayagu leeyihiin, islamarkaasna ay ugu sii talaabsan lahaayeen noloshooda tacliimeed iyo shaqaba.

 

Projekt Unge Hjemløse skal sikre, at udsatte unge får mulighed for at få deres egen bolig, og samtidig komme videre med deres liv i uddannelse og beskæftigelse.