Modtageklasse

Imaanashahaaga Denmark hadii da’daadu ka yartahay 18 år, markaas waa inaad biloowdaa fasalada qaabilaada (Modtageklasse).

Ujeedada laga leeyahay fasalada qaabilaadu, waa inaad barato ku hadalka luuqada danishka. Isla markaasna waxaa laguu dhigaaya maadooyin kale sida xisaabta iyo ingilishka.
Mudada aad dhiganayso fasalka qaabilaada wuxuu ku egyahay markaad gaarto:

  • Heer aad xag luuqadeed iyo maadaba iskaga filan tahay oo aad bilaabi karto waxbarasho kaleeto

    AMA

  • Markaad da’daadu gaarto 18 jir oo aad diyaar utahay inaad waxyaabo kaleeto ama tacliin kale biloowdo.

Macalinkaaga iyo la taliyahaaga tacliimeed (UU-vejleder) ayaa kaa kaalmayn doona sidaad ku ogaan lahayd tacliinta kugu haboon markaad ka gudubto fasalada qaabilaada

 

Hvis du er under 18 år, når du kommer til Danmark, skal du starte i en modtagelsesklasse.

Formålet med modtagelsesklassen er, at du skal lære at tale dansk. Samtidig bliver du undervist i andre fag som fx matematik og engelsk.
Dit forløb i modtagelsesklassen slutter, når du:

  • Er sprogligt og fagligt klar til at komme i gang med et andet tilbud

    ELLER

  • Når du fylder 18 år og skal i gang med et andet tilbud

Dine lærere og din UU-vejleder vil hjælpe dig med at finde ud af, hvilket tilbud, der er bedst for dig efter modtageklasse.