SU

SU waa kaalmo dhaqaale oo adiga aada waxbarasho lagu siinaayo.

3ex bilood kadib markaad 18jirsato, waxaad qaadan kartaa SU, waa hadaad dhigato tacliinta dhalinyarada. Lacalla hadii aad bisha April 18jirsato, waxaa SU lagu siinaayaa bisha luuliyo.

Adigoo qaadanaaya lacagta SU, waxaad shaqaysan kartaa shaqada waqtiga firaaqadaa ama shaqooyinka ardaynimo.

 

SU er økonomisk støtte til dig, der går på en uddannelse.
Kvartalet efter du er fyldt 18 år, kan du få SU til en ungdomsuddannelse. Fylder du for eksempel 18 i april, kan du få SU fra den 1. juli.
Ved siden af, at du modtager SU kan du tjene penge på et fritidsjob eller studiejob.