EGU

EGU waa tacliin-xirfadeed oo tababar gaaban lagu siinaayo, looguna talo galay dhalinyarada da’doodu udhaxayso 16jir ilaa 30jir.
EGU waa tacliin ku fiican adigaaga raba in

  • Aad suuqa-shaqada gasho oo aad isticmaasho gacmahaaga

  • Ubaahan talo siin iyo kaalmo inow ka helo la taliyahaaga EGU-vejleder.

Shuruudaha layska rabo si aad ubiloowdo EGU: 
Waa inaad sii ogtahay qaybta xirfad ahaan aad rabto inaad barato.

 

EGU Erhvervsgrunduddannelsen er en kort praktisk uddannelse for unge mellem 16 og 30 år.
EGU er en uddannelse for dig som

  • gerne vil ud på arbejdsmarkedet og bruge dine hænder

  • har brug for vejledning og støtte fra din egen EGU-vejleder.

    Optagelseskrav for at kunne starte på EGU: 
    Skal du vide hvilken branche, du gerne vil uddanne dig indenfor.