GYM - HF - IB

Tacliinta dugsiyada sare waxay leeyihiin maadooyin badan oo ay wadaagan. Tacliintaan oo dhan waxaa suuragala maadooyin dheeraada ood dooran karto iyo maado aad ku qaadato heer ka sareeya ka waajibka ah.
ujeedada qaadashada shahaado-ardayeedku waa, in gadaal dambe aad ku raadsan karto inay ku qaadato iskoolada tacliinta sare ama jaamicad.

STX, HHX og HTX:
STX (Almen studentereksamen), HHX (Højere Handelseksamen) og HTX (Højere Teknisk eksamen), waa tacliimo sedex sano qaadanaaya, tacliintaana waxaad aadi kartaa markaad ka baxdo fasalka 9aad ama wax udhigma, hadii aad soo buuxiso shuruudaha maadooyinka cayiman ee layska rabo, aadna soo buuxbuuxiso foomka qorshahaaga-tacliimeed

Højere forberedelseseksamen (HF):
Hf waa tacliin 2bo sano qaadanaysa oo tacliin dugsi sare ah, tacliintaan oo ku jahaysan adiga, ahna qofka raba inuu mustaqbalka aado tacliinta akadeemiyo-xirfadeed – ama tacliin-baajulaar xirfadeed. Hadii maadooyinka lasii balaariyo waxaa suurtagal noqonaysa inaad sii qaadan karto tacliin jaamicadeed.
Waad bilaabi kartaa HF kadib markaad fasalka 9aad ama wax uqalma ka baxdo, hadii aad soo buuxiso shuruudaha maadooyinka cayiman ee layska rabo. Waxbarashadu waxay ka kooban tahay maadooyin qaadashadoodu qasab tahay iyo kuwo aad adigu dooranayso.

IB
IB waxaa lagu qaataa luuqada ingilishka, waana tacliin si caalamiya loo aqoonsan yahay, waana tacliin dugsi sare ah oo qaadanaysa 2ba sano.
Dakhli ahaan waxaad qaadan kartaa SU hadii da’daadu gaartay 18sano.

 

De gymnasiale uddannelser har en lang række fag til fælles. På alle uddannelser har du mulighed for tilvalg af valgfag og fag på højere niveau end det obligatoriske.
Formålet med en studentereksamen er, at du bagefter kan søge optagelse på en videregående uddannelse.

STX, HHX og HTX:
STX (Almen studentereksamen), HHX (Højere Handelseksamen) og HTX (Højere Teknisk eksamen), er tre
årige uddannelser, og du kan blive optaget efter 9. klasse eller tilsvarende, hvis du opfylder særlige krav til visse fag og har udfyldt en uddannelsesplan

Højere forberedelseseksamen (HF):
Hf er en 2-årig gymnasial uddannelse, der er målrettet dig, som ønsker at læse videre på en erhvervsakademi- eller professionsbacheloruddannelse. Med en udvidet fagpakke vil det også være muligt at læse videre på en universitetsuddannelse.
Du kan begynde på hf efter 9. klasse eller tilsvarende, hvis du opfylder særlige krav til visse fag. Uddannelsen består bl.a. af obligatoriske fag og valgfag.

IB
IB foregår på engelsk, og er en anerkendt international gymnasieuddannelse der gennemføres på to år.
der er mulighed for SU fra du fylder 18 år