Job on the Run

Aarhus kommune waxay sameeyeen fikrad ku aadan/haboon shaqada aad rabto. Ayadoo la isticmaalaayo nidaamka App-ka ayaa laguu soo diraayaa fariin sheegaysa shaqadii aad rabtay ee laga heli karo meelaha socodkaagu ku badan yahay ama nawaaxigaaga ah.

 

Aarhus Kommune har udviklet et koncept, der meget præcist matcher job og jobansøger. Du får via en app besked om hvilke relevante ønskejob, der er i netop det område, hvor du færdes.