Kontingent-støtte

Waxaad soo dalban kartaa kaalmo dhaqaale inlagaa kabo qarashka kaaga baxa goobaha isboorti iyo jimicsi.

Fritidspas wuxuu ka mid yahay kaararka laguugu siin karo kaalmo dhaqaale looguna tala galay dhailinyarada da’doodu ka yartahay 18sano.

Mucaawinada dhaqaale ee waqtiga firaaqada waxay toos ugu jahaysan tahay ilmaha qaxootiga ah iyo dhalinyarada ee bixiya qarashka isboorti/ jimicsi iyo gadashada qalabka waqtiga firaaqada.

 

Du kan søge økonomisk støtte til at betale kontingent til idræt og sportsklubber.

Fritidspas er kontingentstøtte for unge under 18 år
Fritidspuljen støtter flygtningebørn og unge med kontingent og køb af fritidsudstyr.