Dansk Flygtningehjælp

Danske flytningehjælp wuxuu wax ka qabtaa dhibaato kasta oo qofka qaxootigaahi la yimaado. Lagana kaalmeeyo sidii qaxootigaan loogu abuuri lahaa xal waara.

Waxyaabaha ay wax ka qabtaan waxaa ka mida:

  • Talo iyo jid tusid sidii uu qaxootinimo udalban lahaa.

  • Talo laga siiyo sidii uu isagoo raali ka ah wadankiisii loogu celin lahaa.

Luuqadda daanishka ee loogu talo galay ajnabiga – Lærdansk.

 

Dansk flygtningehjælp arbejder med alle aspekter af flygtningesagen med det overordnede mål, at hjælpe med at skabe varige løsninger for flygtninge.

De arbejder bl.a. med:

  • Rådgivning og støtte til asylansøgere

  • Rådgivning om frivilligt at vende hjem

Danskundervisning til udlændinge – Lærdansk