Ungekontakten

Ungekontakten wuxuu ku siinaayaa talo iyo dariiq tusin dhalinyarada da’deedu udhexayso 14 – 18sano. Waxa lagaa talo siinaayana waxay noqon kartaa dhibaato saaxiibadaada ah, iskoolka ama waqtiga firaaqada.

Talosiintu waa mid ufurun dhalinyaradan 14 – 18 jirkaa maalin kasta, waxaana suurtagal kuu ah inaadan magacaaga sheegin (qarsoodi).

 

Ungekontakten tilbyder rådgivning og vejledning til unge mellem 14 og 18 år., Det kan fx være problemer med venner, skole eller fritid.
Rådgivningen har åbent alle hverdage for unge mellem 14 -18 år, og du har mulighed for at være anonym.