Bolig

Bolig

Waa adiga xil ku saaran inaad iska qorto shirkadaha guryaha.
Waxaa suurtagal kuu ah inaad la xiriirto DOKK1, si talo iyo dariiq tusba kuugu sameeyaan.

Ungdomsbolig
Waa in da’daau gaartaa 17sano, si aad udegi karto koleegiyamka iyo guryaha dhalinyarada ee Aarhus. 

Aarhusbolig
Waa inaad xubin buuxda ka noqoto liiska guryaha ee shirkadaha udhexeeya, si aad guri uga hesho nawaaxiga Aarhus. Waxaana lagaa rabaa inaad bixiso 100Kr oo khidma ah sanadkii hal mar.

 

Du har selv pligt til at skrive dig op til en bolig.
Du har mulighed for at henvende dig på DOKK1 for råd og vejledning.

Ungdomsbolig
Du skal være fyldt 17 år, for at kunne få kollegie- eller ungdomsbolig i Aarhus.
http://www.ungdomsboligaarhus.dk/

Aarhusbolig
Du skal kun stå på én central venteliste for at få adgang til en bolig i Aarhus-området. Du skal betale 100 kr i gebyr en gang om året.
http://www.aarhusbolig.dk