EUD

Tacliin xirfadeed waa tacliin lagu baraayo howl-gacmeed. Waxbarashaadaani waa mid iskugu jirto inaad iskool aado iyo inaad waqtiyada qaarkood tababar xirfadeed qaadato.
Waana inaad haysataa ugu yaraan dhibcaha imtixaaneed 2,0 celcelis ahaan, haday noqon laheed maadada daanishka iyo xisaabta ee imtixaanka gabagabada ah ee fasalka 9aad. ama 10aadka. Ama imtixaan kale oo udhigma

Waxbarashadaana waxaa loo qaybiyay afar tacliimood oo waawayn:

Xafiis, ganacsi iyo adeega baayacmushtarka
Daryeelka, caafimaadka iyo barbaarisooyinka
raashinka, manaafaca dhulka iyo (oplevelse)
Teknoolajiyada, dhismaha iyo gaadiidka

Tacliintaana waxaad bilaabi kartaa markaad dhamayso iskoolada hoose dhexe – ama gadaal dambe.
Ma qaadanaysaa waxbarashadaan xirfadeed ee eux, waxaad qaadanee shahaado-ardayeed maado-xirfadeed.

Suurtagalna ay tahay inlagu siiyo lacagta SU ka bilaabato marka da’daadu gaarto 18sano.

 

En erhvervsuddannelse er en praktisk uddannelse. Uddannelsen veksler mellem undervisning på skole og perioder i praktik.
Du skal have mindst 2,0 i gennemsnitskarakter i både dansk og matematik til afgangsprøven i 9. eller 10. klasse eller en tilsvarende prøve

Uddannelserne er delt ind i fire hovedområder:

Kontor, handel og forretningsservice
Omsorg, sundhed og pædagogik
Fødevarer, jordbrug og oplevelser
Teknologi, byggeri og transport

Du kan begynde lige efter folkeskolen - eller senere.
Tager du erhvervsuddannelsen med eux, får du en erhvervsfaglig studentereksamen.

Mulighed for SU fra du fylder 18 år.