Ug.dk

Bogga internetka UddannelsesGuiden (Ug.dk) waxaad ka heli kartaa waxkasta oo waxbarasho denmark ku saabsan. Noocyada waxbarasho ee jira, sharuuda lagaa rabo, waxyaabaha ay waxbarashadu ka kooban tahay iwm. Waxaad kaloo aad ka heli kartaa tas-hiilaad ku siinaaya talo fiican iyo ku dhiirigelin tacliinta iyo shaqada aad rabto.

 

På UddannelsesGuiden (Ug.dk) kan du finde alt om uddannelser i Danmark. Hvilke uddannelser der findes, hvilke adgangskrav, indhold i uddannelsen, osv. Der er også en række værktøjer til at få gode ideer og inspiration til uddannelse og job.